Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Sareen

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
Bog cusub: ::''Kani waa maqaal ku saabsan Sareenka. Maqaalo kale fiiri Hadhuudh, garow, masago {{taxobox | name = Sareen | image = Avena sativa L.jpg |...
 
No edit summary
Tags: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
 
(7 intermediate revisions by 3 users not shown)
Safka 10: Safka 10:
| ordo = Poales
| ordo = Poales
| familia = Poaceae
| familia = Poaceae
| genus = ''Avena''
| genus = ''[[Cows]]ley''
| species = '''''A. sativa'''''
| species = '''''[[firi|Firi A. sativa]]'''''
| binomial = ''Avena sativa''
| binomial = ''Avena sativa''
| binomial_authority = Karolus Linnaeus (1753)
| binomial_authority = Karolus Linnaeus (1753)
Safka 18: Safka 18:
'''Sareen''' ({{lang-en|''Oat''}}; {{lang-ar|شوفان}}) waa xubin ka mid ah [[dhir]]ta [[cows]]leyda ah ee dhasha [[midho|midhaha]] [[firiley]]da ah, taasi oo ka baxda meelo badan oo dunid ah. Sareenka waxaa loo isticmaalaa [[cunto]] ahaan, in kastoo wadano badan oo caalamka ahi u isticmaalaan ineey ku quudiyaan [[xoolo|xoolaha la dhaqdo]].
'''Sareen''' ({{lang-en|''Oat''}}; {{lang-ar|شوفان}}) waa xubin ka mid ah [[dhir]]ta [[cows]]leyda ah ee dhasha [[midho|midhaha]] [[firiley]]da ah, taasi oo ka baxda meelo badan oo dunid ah. Sareenka waxaa loo isticmaalaa [[cunto]] ahaan, in kastoo wadano badan oo caalamka ahi u isticmaalaan ineey ku quudiyaan [[xoolo|xoolaha la dhaqdo]].


=Asalka Geedka=
[[Image:OatsYield.png|thumb|200px|left|Beerista iyo soo saarka sareenka caalamka]]


Geedka sareenka oo [[Saynis]] ahaan loo yaqaano ''Avena sativa'' wuxuu asal ahaan ka soo jeedaa deegaanada [[caro|Carada Nafaqada leh]] ee Bariga Dhow iyo Bariga Dhexe ee [[Aasiya|deegaanada Badhtamaha iyo Galbeedka qaarada Aasiya]]. Beerashada geedkan waxaa lagu qiyaasaa ilaa 5,000 taasi oo dadka iyo xooluhu u isticmaali jireen quud ahaan (cunto).
Geedka iyo midhaha sareenku waxay qaraabo yihiin [[heed]]a iyo [[qamadi]]ga.<ref>{{cite journal | last1 = Zhou | first1 = X. | last2 = Jellen | first2 = E.N. | last3 = Murphy | first3 = J.P. | year = 1999 | title = Progenitor germplasm of domesticated hexaploid oat | url = | journal = Crop science | volume = 39 | issue = | pages = 1208–1214 }}</ref>


=Beerista Sareenka=
=Muuqaalka=
{| class="wikitable" style="float:right; clear:left;"
<gallery perrow=" " widths="208" heights="208" caption="Muuqaalada Garowga">
|-
! colspan=2|Tobanka Wadan ee Ugu Soo Saarka Badan—2013<br />(Kun Mitir Ton)
|-
| [[Ruushka]] || style="text-align:right;"| 4,027
|-
| [[Kanada]] || style="text-align:right;"| 2,680
|-
| [[Boland]] || style="text-align:right;"| 1,439
|-
| [[Finland]] || style="text-align:right;"| 1,159
|-
| [[Ustareliya]] || style="text-align:right;"| 1,050
|-
| [[Maraykanka]] || style="text-align:right;"| 929
|-
| [[Isbayn]] || style="text-align:right;"| 799
|-
| [[Ingiriis]]ka|| style="text-align:right;"| 784
|-
| [[Iswiidhan]] || style="text-align:right;"| 776
|-
| [[Jarmalka]] || style="text-align:right;"| 668
|-
| '''Wadarta Caalamka''' || style="text-align:right;"| 20,732
|-
|colspan=2|''Source:<ref>{{cite web|title=World oats production, consumption, and stocks|url=http://www.fas.usda.gov/psdonline/psdreport.aspx?hidReportRetrievalName=BVS&hidReportRetrievalID=401&hidReportRetrievalTemplateID=7|work=United States Department of Agriculture|accessdate=18 March 2013|ciwaan=Nuqul Archive|archive-date=25 December 2018|archive-url=https://web.archive.org/web/20181225071359/https://www.fas.usda.gov/|dead-url=yes}}</ref>
|}
Sareenku wuxuu maanta ka baxaa meelo badan oo caalamka ah, gaar ahaan deegaanada [[cimilo|cimilada qaboow]]. Si ka duwan geedaha [[garow]]ga, [[qamadi]]ga iyo [[heed]]a geedka sareenka korintiisu uma baahna [[kul]]eyl iyo [[roob]] badan midna; hadana sidaas ay tahay hadii uu helo [[biyo]] badan iyo cimilo dhexdhexaad ah sida ugu fiican ayuu u koraa.



=Muuqaalka=
<gallery perrow=" " widths="110" heights="110" caption="Muuqaalada Sareenka">
Image:Haverkorrels Avena sativa.jpg
Image:Haverplant Avena sativa.jpg
Image:Haver_plant_bloeiend_Avena_sativa.jpg
Image:Haver bloeiend Avena sativa.jpg
Image:Haver Avena sativa ligula2.jpg|ligula
File:Avena_sativa_001.JPG
File:Avena_sativa_002.JPG
File:Avena_sativa_003.JPG
Image:Oats9834.jpg|Beeraha sareenka [[Kalifornia]], [[Maraykanka]]
File:Avena sativa, Haver.jpg|Midho la gurayo ee sareenka
File:Avena sativa, Haver rijp.jpg|Biseyl
Image:Haferfeld 01.JPG|
Image:Avena sativa L.jpg
Image:Kaura.jpg
Image:Avena-sativa.jpg
Image:Avena_sativa_II.jpg
Image:Avena sativa55.jpg
Image:Haferflocken.jpg|


</gallery>
</gallery>
Safka 28: Safka 81:
=Qoraalo La Xidhiidha=
=Qoraalo La Xidhiidha=
{{Cunto}}
{{Cunto}}



=Tixraac=
=Tixraac=
* [https://wol.jw.org/en/wol/d/r1/lp-e/101970565 Oats Are Good for You]
{{Reflist}}



{{Reflist}}
[[Category:Firiley]]
[[Category:Caafimaad]]
[[Category:Caafimaad]]
[[Category:Cunto]]
[[Category:Cunto]]
Safka 43: Safka 100:
[[Category:Juquraafi]]
[[Category:Juquraafi]]


{{Commons|Oat}}
{{Commons|Oats}}
[[en:Oat]]

Kala duwanaanshihii ugu danbeeyay oo dhacay 04:55, 31 Oktoobar 2021

Kani waa maqaal ku saabsan Sareenka. Maqaalo kale fiiri Hadhuudh, garow, masago
Sareen
Geedka Sareenka
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Plantae
(darajo la'aan): Angiosperms
(darajo la'aan): Monocots
(darajo la'aan): Commelinids
Dirka: Poales
Bahka: Poaceae
Duulka: Cowsley
Noocyada: Firi A. sativa
Magaca laba-geesoodka ah
Avena sativa
Karolus Linnaeus (1753)

Sareen (Af Ingiriis : Oat; Af Carabi : ar‎) waa xubin ka mid ah dhirta cowsleyda ah ee dhasha midhaha firileyda ah, taasi oo ka baxda meelo badan oo dunid ah. Sareenka waxaa loo isticmaalaa cunto ahaan, in kastoo wadano badan oo caalamka ahi u isticmaalaan ineey ku quudiyaan xoolaha la dhaqdo.

Beerista iyo soo saarka sareenka caalamka

Geedka sareenka oo Saynis ahaan loo yaqaano Avena sativa wuxuu asal ahaan ka soo jeedaa deegaanada Carada Nafaqada leh ee Bariga Dhow iyo Bariga Dhexe ee deegaanada Badhtamaha iyo Galbeedka qaarada Aasiya. Beerashada geedkan waxaa lagu qiyaasaa ilaa 5,000 taasi oo dadka iyo xooluhu u isticmaali jireen quud ahaan (cunto). Geedka iyo midhaha sareenku waxay qaraabo yihiin heeda iyo qamadiga.[1]

Beerista Sareenka

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Tobanka Wadan ee Ugu Soo Saarka Badan—2013
(Kun Mitir Ton)
Ruushka 4,027
Kanada 2,680
Boland 1,439
Finland 1,159
Ustareliya 1,050
Maraykanka 929
Isbayn 799
Ingiriiska 784
Iswiidhan 776
Jarmalka 668
Wadarta Caalamka 20,732
Source:[2]

Sareenku wuxuu maanta ka baxaa meelo badan oo caalamka ah, gaar ahaan deegaanada cimilada qaboow. Si ka duwan geedaha garowga, qamadiga iyo heeda geedka sareenka korintiisu uma baahna kuleyl iyo roob badan midna; hadana sidaas ay tahay hadii uu helo biyo badan iyo cimilo dhexdhexaad ah sida ugu fiican ayuu u koraa.


Qoraalo La Xidhiidha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]



  1. Zhou, X.; Jellen, E.N.; Murphy, J.P. Crop science. 39: 1208–1214.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 25 December 2018. Soo qaatay 18 March 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: