Jump to content

Diinosoor (xayawaan)

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 18:27, 29 Juun 2024 ee 38.222.161.97 (wadahadal) (Dinosaurio)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Diinsoor

Dinasaurio (Af Ingiriis : Dinosaur) waa xayawaan xamaarato ah taasi oo dunida ku noolaan jirtey malaayiin sano ka hor. Maanta waxaa meelo badan oo dhulka ah laga helay lafaha iyo hadhaaga noocyo badan oo dinosoor ah. Guud ahaan, diinasoor waa noole waa hore noolaa oo Dabar go'ay.